Date Range
Date Range
Date Range
BLUEHOST.COM
BLUEHOST INC
1958 SOUTH 950 EAST
PROVO, UTAH, 84606
UNITED STATES
لا اله الا الله محمد رسول الله. Вы можете сделать пожертвования на развитие Ислама и поддержку мусульманской общины Дальнего Востока. Пусть Аллах укрепит нас в Исламе, сохранит нас и наших близких, простит наши грехи и удостоит счастья в этой жизни и мире вечном. Так же каждый день читаются молитвы и Аяты Корана за усопших.
To purchase this domain name, click here.
Dugsiga al furqaan waxa uu bulshada reer sanaag ugu bushaareyan in dhawaan la dhameystiri doono dhismaha cusub ee Dugsiga sare ee Dugsiga kaas oo noqon doona dhisme u khaas ah ardayda dhigata dugsiga sare ee alfurqaan, arinkan oo ah oisbedel weyn oo guul u noqona horumarka degmada iyo waxbarasha ee uu wado dugsiga alfurqaan,. Sida lala wada socdo dugsiga al furqaan waxa lasaasay 1997 ilaa hadan waxa ka khariijay 4 dufcadood, waxan dhigta in kabadan 1200 arday,.
Third Students Graduated Al-Furqaan School Baran. Galabnimadii Sabtida ayaa Barxadda weyn ee dugsiga waxa buux dhaafiyey dadweyne kala duwan , waalidiinta ardayda , marti sharaf halkaas lagu martiqaaday , ardayda heerarka kala duwan ee dugsiga Al-furqaan iyo bareyaashiisa.